Now Playing
Daallo
Daallo tus helayoo
mayey tumay arooryoo
ooy cad ceedu taamiyo
ay u timi nin joogii
tilmaam ku raacshee
indhuhu tabanayeeynoo
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
miduunbaa tukubiyee
Tabcoo ubax ka baxayoo
tigaadina hadheysey
teel teel daruurina
tima sare ka fuushey
jaceylkeynu ku talaalnaa
igu sii tarmaayee
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
miduunbaa tukubiyee
kama tagine caadoo
inta xays ku taagsaday
todobaad cagaarkiyo
maadhii is tiigsaday
sida tahay nafteydii
kugu tudhatay adigee
hayga tagine ii tali
tageero laba ruux
sidey tahay wax garashadu
miduunbaa tukubiyee
Thanks F S.Ali for the correction
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



