Now Playing
Jeelow
Alla jelooy la jiifkaaga jeceliyaa
Anna jeloow la joogaaga jeceliyaa
Alla jeloow la jiifkaaga jeceliyaa
Anna jeloow la joogaaga jeceliya
Jalaqsaneey jacaylkaaga i hayee
Jiifan maayo adaan kuu jeedayaa
Jalaqsaneey jacaylkaaga i hayee
Jiifan maayo adaan kuu jeedayaa
jalaqsaneey anigu kaama joogi karo
Ku jantayoo jirkaa i hurahayee
Alla jelooy la jiifkaaga jeceliyaa
Anna jeloow la joogaaga jeceliyaa
Alla jeloow la jiifkaaga jeceliyaa
Anna jeloow la joogaaga jeceliya
Jalaqsaneey jacaylkaaga i hayee
Jiifan maayo adaan kuu jeedayaa
Jalaqsaneey jacaylkaaga i hayee
Jiifan maayo adaan kuu jeedayaa
jalaqsaneey anigu kaama joogi karo
Ku jantayoo jirkaa i hurahayee
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



