[Hodan Cilmi]
Umadyahay yar iyo weyn
intey yurursatay meel
gibilay ciyaarta iyo
yoolyoolka daa'imay
(2x)
Marna yey dageegi iyo
dhir lugu yabooho
(2x)
dharag looga yaabinee
dharag looga'a
yaabinee
(2x)
Beerahoo ku yaacoo (ku yaacoo)
yameyska iyo wabiyada (wabiyadaa)
inta yara abuurtoo yaambada' ku ciil baxa
yaambada ku ciil baxaa
(2x)
doqon baa yamaashoo
qiyaastaa horumarkeedee
yaryareysi ma leh howl
yaryareysi ma leh howl
yaryaryesi ma leh howl
(2x)
[Cabdi Diini]
hiridiila gobanimo
calanka iyo leelaa
loo yaabi maankuye
yaa maali jireyee
(2x)
Cayaayuuska maandeeq
yacyacoodka lagu cunay
wali waan damqaya
wali waan' damqaya
(2x)
Yeydo iyo warabaha (waraabaha)
sabadkeena yuu cuno (yuu cuno)
war ku waaban maayee
dalkan heedhe yaa u maqan
dalkan heedhe yaa u maqann
(2x)
doqon baa yamaashoo
qiyaastaa horumarkeedee
yaryareysi ma leh howl
yaryareysi ma leh howl
yaryaryesi ma leh howl
(4x)
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



