Now Playing
Inanyahow rag iyo dumar
inanyahow rag iyo dumar rabibaa isku uumo wixii uurku
uu rabo afka lagama reebe waankugu riyoodaa
waanku daalay raadiskaagii way way waanku daalay
raadiskagii hee hee hee
huunow qalbigii ku raacaa raysan waayay awgaa iga daah rogrogoshada
ra'yi yarada dumarka igu wacan rafaadko
inankaa rabay anigu kana raysan waayee
waanku daalay raadiskaagii
way way way
waanku daalay raadiskaagii
hee hee hee
huuno qalbigii ku raaca raysan waayay awgaa iga daah rogrogoshada
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



