Now Playing
Wehel
Leydhi jaceylka
wadnaheygu luleyso
lahanshada nafteyduna
wehel lama doonee
Inaad igu lamaantaa
lamaanow wacneydee
Ha ii liidin ha i liidin
ha ii liidin qeyrkey
Waxan laambadooda
qosol dhagac ka siiya
naftan kugu lamaan
markaad nolol wadaagtan
Leydhi jaceylka
laabteyda qaado
wadnaheygu lowdiyo
lurka igama daayee
Dalxiis ina lugeyna
lowyaminayee
Ha igu laadin ha igu laadin
ha igu laadin caashaqa
Waxan laambadooda
qosol dhagac ka siiya
naftan kugu lamaan
markaad nolol wadaagtan
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



