Now Playing
Dhag Dhag 'Dhamac Jacayl'
Waa dhamac Jaceyl
Nafta dhaawacoo
An i dhaawacoo
Dhalan rogay jirkee
Dhuuxiyo Qalbiga
I dhexqaadayoo
Wadnahey Dhag lee
Dhag Dhag Dhag
Wadnahey Dhag lee
Dhaayaheygiyow
Aduun waa dhacdinee
Intaa aan la dhiman
Aanan kala dhiman
Dhana hayga tagin
Oo hayga Tagin
Waa dhibic Jaceyl
Igu soo dhacdoo
Aney igu Dhacdoo
A i dhalaalisee
Sidaan kuugu dhagay
Adna ii Dhaqoo
A iigu haay dhabtoo
Dhab dhab dhab
A iigu haay dhab dheh
Dhaayaheygiyow
Aduun waa dhacdinee
Intaa aan la dhiman
Aanan kala dhiman
Dhana hayga tagin
Oo hayga Tagin
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



