Now Playing
Samir
Naf sugaal baxnaaniyo
ku nool samiroo cadeysatay
salowga maalmeed iyo
Nafeey sahay ka laalantoo
soo qabo isleeyahay
[Dhextaal]
kuu samri naftan
kana samri weysee
soo taad igu abuurtiyo
cishqi suran lixaadkiyo
Naf safaad galkacalkiyo
ku nool silicoo saameysatay
sawirka humaagiyoo
ruuxeey sidatay caashaqa
soo hel is leeyahay
[Dhextaal]
kuu samri naftan
kana samri weysee
soo taad igu abuurtiyo
cishqi suran lixaadkiyo
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



