Now Playing
Gariiree
Alla gariiree
Gulloow ila hoo
gabartii jeclaadayaa
gooni iiga goosatayee
Alla waa go'doomayee
gibilkey gurmeee
ah ah ah
Goobteey meel aan eheen
bey i geesaheee
guri gaajo
waa laga guuraa
gacal beenaad a
waa laga goostaa
See looga go'aa
gibilkeyga gadoomayee
ani maaxaa galaa
Alla gariiree
Gulloow ila hoo
gabartii jeclaadayaa
gooni iiga goosatayee
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



