Artist: Hodan Cilmi
Category: Heeso Cusub
Featuring: Cabdi Diini
Writers: Cabdi Tahliil
Views: 1319
Tii kala dirtay
qoys wada dagan
duqi iyo wiil kala dayriisa
Tii kala dishay
dadkii wada dhashay
danti caamaheed
kala dadisaay
(2x)
kuwii shaley dunshaa
udbihii markale daabka u hayoo
dulmi iyo xumaan
(2x)
dooneynin nabad
aan ku diirsanee
ma ku dawanaa
maya waxa u deyn
qaar daacad oo
rabi soo diraa
reerka aa dajine
(2x)
aniguna dadaal
daganiyo midnimo
duminoo qabiil
ka dhur doorsane
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
(2x)
...
tii dunida oo
dahab aan ku nahay
dooxday gobanimo
nabedday dawaro
tii dalaalka
iyo duliga u jacleed
dadna ugu necbeed
ruuxa ugu damqada
(2x)
kuwii shaley dunshaa
udbihii markale
daabka u hayoo
dulmi iyo xumaan
(2x)
dooneynin nabad
aan ku diirsanee
ma ku daawanaa
maya waxad udeyn
qaar daacad oo
rabi soo diraa
reerka ha dajiyee
(2x)
aniguna dadaal
dagani iyo midnimo
duminoo Qabiil
kadhul doorsane
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
(2x)
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
Soomaalaay danta iyo midnimo u dareer
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



