Now Playing
Iga maqan
Song: Iga maqan
Artist: Farxiya Fiska
Category: Heeso dib loo qaaday
Original belongs to: Kinsi Xaaji Aadan
Views: 2868
Artist: Farxiya Fiska
Category: Heeso dib loo qaaday
Original belongs to: Kinsi Xaaji Aadan
Views: 2868
Iga maqan iga maqan
iga maqan i moogaa
mataankeygi geed qariyee
Anna maanta caashaqa
sida mayeyga roobkoo
intu meel biyaha dhigay
u maquursha geedaha
mahiigaan jacayl wado
meel dheer i dhigayaa
i qaadaa i dhigayaa
Igu mudan igu mudan
igu mudan xusuusta midnimo
mahuraan waa labadeenee
Anna maanta caashaqa
sida mayeyga roobkoo
intuu meel biyaha dhigay
u maquurshay geedaha
Mahiigaan jacayl wado
meel dheer i dhigayaa
i qaadaa i dhigayaa
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



