Niyadeyda oo dagan
aanigon dare'en qabin
ayaan dacal ka halaacsadey
Walee maan danbaabinee
macano maan danbaabine
sina kugu madaaye
waagi dilacaaba
waankugu ducaysta
walee maan danbaabine
walee maan danbaabine
sina kugu madaaye
waagi dilaacaba
waankugu ducaysta
waagi dilacaba
waankugu ducaysta
Dooonidii jacaylka
aanigon daba'al baran
ladawaaafay badahee
walee maan danbaabine
macanow maan duloobine
sina kugu ma daaye
waagi dilaacaba
waankugu ducaystaa
walle maan duloobine
macanow maan duloobine
sina kugu ma daaye
waagi dilaacaba
waankugu ducaysta
adigaan dalkaygiyooo dadna' adaan
kuu noolahay kaa dortay kaligaa
barbaarey jacaylow ruuxii kuu daanana
lagala madaale
walee maandanbaabinee walee maandanbaaine sina kugu madaaye waagii dilaacaba waankugu ducaysta
walee maan danbaabine sina kugu madaaye waagii dilaacabaa waankugu ducaysta waagii dilaacba waankugu ducaystaa
Thanks to Ruweyda for sending us the lyrics
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



