Now Playing
carafo
Ayaamaha ciziga leeh
illah caadil barakeeye
kuwa kheyr ku caanee
waxyiga lagu calaameeye
malin cadha laheenoo
cad iyo farax la caadeeste
subax ciida adigaa dhashiyo
yoomall carafaadee
ogoow camal samaanta
hablaha caadha dheertahay
carshigeey ku taalaa
sadkuu caadil kuu qorey
hadeey aa nasiibku calmadey
waa cawo illahee
cad iyo cudgoonteda noqo
laabtaan kuu cogan
Nin waliba miduu
dumar calmadey
way cudoon tahay
amaantaada hadaan curiyo
caawaba asteeyoo
waa xaaajo caanooo
jaceel ma laha ceebalee
dabax ii cuntamey
iyo gobnimo caadi kuu dhaliye
ogoow camal samaantada
habalaha caara dheertahay
carshigeey ku taalaa
sadkuu caadil kuu qorey
hadeey aa nasiibku calmadey
waa cawo illahee
cad iyo cudgoonteda noqo
laabtaan kuu cogan
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



