Now Playing
Waan Daalay
waan daalee idaayo
idamaqdee i daawada
waxa u daran nin daalo
dantiisuna ka durugtee
hadaan dudo i dila'oo
dadyow hay dagaalina
waan daalee i daayo
i damaqdee i daawada
waxa u daran nin daalo
dantiisuna ka durugtee
waan doortee i daayo
i damaqdee i daawada
waxa u daran taad dooratoo
ku diidee ha ku daaline
waan daalee idaayo
idamaqdee i daawada
waxa u daran nin daaloO
dantiisuna ka durugtee
dayaxiyo daruuraa
dushoodaan ka dayayaa
waan daalee idaayo
idamaqdee i daawada
waxa u daran nin daalo
dantiisuna ka durugtee
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



