Now Playing
Ma Somali baa tahay
Timahaaga sarartiyo
gaadhaya sinahee
sangihiina cawryeen
sanqaroorka dheeriyo
suniyaasha kala rogan
indhahani siraadka ah
midabkaaga suulka ahee
sida aad u eegtahey
sakataan ka qaadee
ma soomaali baad tahey
Sabodaad ku dhalatiyo
seerahaad ku nooleyd
sahal maaha inanyahey
samaneey la wada arag
anna waan sagootiyey
sidig maaha heestuye
sooryo weeye qaaliya
sida aad u eegtahey
sakataan ka qaadee
ma soomaali baad tahey
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



