Now Playing
Baarliin
Bashar xalaaloo diin lagu barbaarsho
baarinimo u dheerto bilaahi
bilaahi raaliya weeyaanee
Bi'imaayo jaceylkeedu waa
waa mid igu balaartee
beerkiyo wadnaha iyo
qabligu ku baahayee
Barbaarteeda hooyadoodee
xaaskeyga baarliineey noolow
adaa baariyan ku bogee
alow balloo dhan kaa xijaab
Heleey heeley heeley waaya
wayaaba heeley heeley waa
Boqoradii nafteydaay
bidhaantaan ku eegee
barbarkeyga joogtaa
farxadii
farxadii igu badataayee
Bartii aad ku dhalatiyo mustaxiil
mustaxiil oo barwaaqa
beryo inaan ku geeyaan
beerka aan ka jeclehee
beryo inaan ku geeyaan
boga aan ka jeclehee
Barbaarteeda hooyadoodee
xaaskeyga baarliineey noolow
adaa baariyan ku bogee
alow balloo dhan kaa xijaab
Heleey heeley heeley waaya
wayaaba heeley heeley waa
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



