Now Playing
Waa dibad galoobay
Dunidii aan qoraayaay,
dhaxalkii baa ka jabayoo,
dabeeylihii baa la tagayee'ee,
Waan dibad gaalobay,
waan dibad gaalobay,
Dibjiraay sidii duul yaacay madaayee,
diir naxaa ma kugu yaalo,
ina may damqanaysaaye,
Waan dibad gaalobay,
waan dibad gaalobay,
Dabin hadaa lagu dhigoo,
kol aan ka daayo ku irah,
kugumaan dawadeen haawl, (haw'uul)
waan dibad gaalobay,
waan dibad gaalobay,
Dibjiraay sidii duul yaacay madaayee,
diir naxaa ma kugu yaalo,
ina may damqanaysaaye,,,,
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



