Kaca kaca
kaca wada kaca
sara wada kaca
yara wada kaca
nafta kulule
misne karike
musikada kaal
gacmahana kor
Fan kadeedan diid
kursi yurur daa
kodad dhaban haysigiyo
korka joga dhaf
karkarada musikada
kararteda raac
kabankiyo wixi hore
wayo wayo koho
kabeybeda dhexda xiro
dibka kali ken
kadlahana iga baro
kororsana wali
kamaduna aabi maaha
kasna lama dhaho
ilen kulan dhalinyaro
ruclahaba kaba
kaftankuna cada weye
korno laga galo
kadinkana lama tago
kobcintana baro
ha kadedin abid
nikadana kadi
kokolinta waayaha cusub
kashka laabta gali
kalintada a banane
dhawaqaga kordhi
sawaxanka kici
gacmahana kor
Kaca kaca
kaca wada kaca
sara wada kaca
yara wada kaca
nafta kulule
misne karike
musikada kaal
gacmahana kor
Kacdon shacaba
lagu kiciya
fanki hore kuwa kara
lagu kariya
gabdhahana an kalamo
kalmad qura dhaho
kifax iyo waxa tihin
kamil dhamaystiran
kurbadana naga tira
qamunyada kulul
ilen kabis lama cuno
hadan dumar kicin
musiguna kadalika
kabashaba maleh
hadan gabdho an kulalin
masraxana korin
korahana ay camirin
kulahana xiran
kaydkaygana aysan furin
karinkana tirin
ha kirkirin sug
kilyahana qabo
sidi kola'o kale
xubnahaga kabi
korankana buxi
kuradada rido
wayo wayo wa kufene
kashadayda garo
Kaca kaca
kaca wada kaca
sara wada kaca
yara wada kaca
nafta kulule
misne karike
musikada kaal
gacmahana kor
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



