Now Playing
Jawaab
Song: Jawaab
Artist: Farxiya Fiska
Category: Heeso dib loo qaaday
Original belongs to: Khadra Daahir Cige
Views: 2986
Artist: Farxiya Fiska
Category: Heeso dib loo qaaday
Original belongs to: Khadra Daahir Cige
Views: 2986
Jeegan jelecadaa
cadceedoo jilbaha timid
laga jeedsan waayoo jalaqsaney
Jaalkayow xageebaad ku nooleyd
Jaalkayow xageebaad ku nooleyd
Nafteydii ku jamatoo
jamaalkaga aragtiga jaceyl
igu abuurmaoo inaa jokha ku lulo
adna ana adna
Ana jinincagaan
jaangostey aniguyee
jawaabtay maxad odhan
jawabtay maxad odhan
Intaan dunida joogiyoo
cimrigeen intuu jiroo
jirin cashaqeen gudhin
qurux jamaa
qurux jamaasha oo dhicin
Nafteydii ku jamatoo
jamaalkaga aragtiga jaceyl
igu abuurmaoo inaa jokha ku lulo
adna ana adna
Ana jinincagaan
jaangostey aniguyee
jawaabtay maxad odhan
jawabtay maxad odhan
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



