Now Playing
Aqon yahan
Song: Aqon yahan
Artist: Hodan Cilmi
Category: Heeso Cusub
Writers: Mirihi: Jamal Cali Xuseen Laxanki: Cabdi Diini Music: Ceynba Ceyn
Views: 1710
Artist: Hodan Cilmi
Category: Heeso Cusub
Writers: Mirihi: Jamal Cali Xuseen Laxanki: Cabdi Diini Music: Ceynba Ceyn
Views: 1710
Aduunyadan korkeediyo
daafaheeda idilkeed
gacalow adoo kale
kumaba arag asaaga
Calaf waa ayaan iyo
wuxu Eebo ku qoro
araamida jaceylkana
isaga abuuro
dookha aan sidee
ila astee kalgacalkani
Aqoon yahanka aqoonyahanka
kugu dheer aragtida
iftiimshee
aayantiinka beeroo
nafti kugu ag meerte
maxaan kugu ogaadaa
Aduunyadan sharkeediyo
aafadeeda oo idil
kumaba abaarto
kuma tuso ilaahay
Eegmadada wiilyahow
waxan kuwa il dhooban
uurkii daacadiyo
ubaxii udkoonka
lagu kala asqoobinee
ila adkee galgacalkani
Aqoon yahanka aqoonyahanka
kugu dheer aragtida
iftiimshee
aayantiinka beeroo
nafti kugu ag meerte
maxaan kugu ogaadaa
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



