Now Playing
Aabo iyo Hooyo
Hawada iyo dabayshiyo iyo haadka duulee
heegada maraayaa yaan la hadlayaayee
Aaboow iyo hooyoyey midna lama habaaree
Dhitaan I haysaa, dhitaan I haysaa hadmaan ilaawi
Hadimadan nafteedee hooriga sidiisaa
la habaabinaayo yaan la hadlayaayee
Aaboow iyo hooyoyey midna lama habaaree
Dhitaan I haysaa, dhitaan I haysaa hadmaan ilaawi
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



