Now Playing
Nafta kaa maarante
Maxan adigo iga maqan
maankeyga la joogtayoo
ragaba iiga wada mudneyd
Maxan maalin iyo habeen
mar qura ku ilaawinoo
maarta ku laheyd qalibga
Sidi ruux maadayo
qoftii mahoobeeyo hobee
waayo murugo ii wadee
Hilowlihi igu mudnaa
markuu iga meyrmay ani
haduu kugu meeray adi
Nafta kaa maarantee
miyaan meel kuu hayaa
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



