Hood Iyo Ayaan Baa
Lagu Kala Horeeyaa
HanTi Niman Lahayn Baa
Gabar Lagu Haweeyaa
Waligii Hagoogtoo
Hami Lagu Yaqanaa
Hogashada Dannoodee
Sidii Baan Haraadkiyo
U Qabaa Hamuuntee
Hamo Ii Luraysaa
Riyo Ii Hor socotaa
Sidii Ban hadaydiyo
Wadku hiigsanayaa
misna heeryo diidoo
ma ogoli hogaankee
ma ogili hagaankee
Ma Ogtahey habeenkii
Hurdo Iga Kaxaysoo
Hadal Uma Istaagoo
Heesaha wardheer ban
ku habaa nafteydoo
indhaweyd horteydaa
dadku igaga hoydaa
Hoogtooy aduunyooy
Hoosiiska meeraay
hadhka labada galiniyo
mugdi lugu halaabaay
Bali lugu hungoobaay
hayin laguma guuraay
garta hoos ka siiyaay
Ninka raga ka hiishaay
galafkiyo abeeskaa
gudimahood ku laabtee
Inta hebel la waayee
hogga loo baneeyaay
haystaa warkoodoo
ma ogtahay haweenkii
hadalkood ba daayoo
hadalkood ba daayoo
ma ogtahey habeenkii
hurda igma kaxaysoo
hadal uma istaagoo
heesaha wardheer
baa ku habaa nafteydoo
indhawayd horteydaa
dadku igaga hoydaaa
Thanks to F_Torres for sending us the lyrics.
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



