Now Playing
Qalajno
Waa qalanjo yaabloo
quruxiyo ilaah baa
u dhameeyey qaayee
ileen way qarsooneyd
qul markaan u eegeen
qac indhaha ku siyaa
qunbacdaa jacaylkee
alla igama qadaan
qalbi nuura iidaa
Qaabkii suleekhaay
siduu eebe kuu qorey
ee kuu qotomiyaa
caashaqaa ka qaaliya
qul markaan u eegeen
qac indhaha ku siyaa
kalgaceyl i qariyaa
alla igama qadaan
qalbi nuura iidaa
Send corrections to Info@nomadlyrics.com
BiographyAlbumsSongs
this monththis week



